Akhriso: Labo arrimood oo uu mamnuucay Madaxweynaha cusub ee DDSI

Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa fasaxay arrimaha dacaayadda iyo in maamulkiisa la dhaliilo. “Dadka dacaayadda waa u fasaxan yihiin, waa nala dhaliili karaa cid loo waxyeeleyn doono ma jirto, qof kasta fekerkiisa ayuu ka hadli karaa” ayuu yiri cagjar isaga oo intaasi raaciyey inuu ka shaqeyn-doonno arrimaha xuquuqul insaanka, … Continue reading Akhriso: Labo arrimood oo uu mamnuucay Madaxweynaha cusub ee DDSI